VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Dareen mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Awaale Aden
Dareen

Dareen caashaqiyo
Dooq iyo kalgacal
miduu igu daraay
Markaan daalacdaba
midaan dooni jiree inaan daawadaa
Hadaad duushayoo
Duruufahaa waqtigu
Dalal kala fog iyo
Mid walibata kali nagu kala daree

Qalbi daacadoo kuu dooxan adi
Lama deyriyee
Miyaan soo dageen oo deeqaay dadab galeen

Daganaanta iyo dabaceeda wacan
Midaan door bidaay
Dowga ay martaba
Midaan dooni jiray
inan dacal socdaa
Nafta kuu dabroo
sidibaan dawooy
Diirta aan qabiyo
daqaaradii jaceylka
Dadka uga qarshaa

Qalbi daacadoo kuu dooxan adi
Lama deyriyee
Miyaan soo dageen ooynaan dadab galeen.

codkii Awaale Aden