hoy dadkii xurmiyo wanaag
xaqeeda gartiina laynin
dadkii nabad aan xumaanta
samaanta ku xoojiyow
halkaan joogaba anigu
xogtiinaan raadin jiray
xiliga aad faraxsantihiin
sibaan u xasili jiroo
xalaalbaan seexan jiray
xeerkiyo dhaqankoodii
dadkaan iska xoorinee
bulshadii is xil qaadaye
ubadka u xanaanisee
xumaanta ka dhawrayaw
dadkii xilkasnimo gobeed
gees goba ku xaqdhawrayee
kalgacal aan xaalufayn
dadkuu xeerkoodu baray
u dhiga dugsiyada xarfaha
xuduudaha dhaafiyoo
soomaalaay waa xurmee
afrika xeerkiina bara
hariimaadee hana haaban
nimaan heelnaa ma hanbayne
sidig dhe hoobaloowa
sidig dhe hoobaloowa
sidig dhe hoobolowa
sidig dhe sidig dhe sidig dhe
diree diridhaba hooy diree diridhaba