guhaada jacaylka
galiilyo naftayda
ilmada gob,olysa
mid aan gam,i waayay
intaan la guurguurtay
garawsho waayay
wadnaha geeskiisa
gardkuu ku fadhiisoto
intay suntu gaadhin
ama aan la gaboobin
gudonsha naftayda
fardawsa u geeya
mawjada kalagcaylka
go,aana haka gaadhee

gujada kalgacaylka
garaarkiyo maanka
caloosha gunteedaa
xiskaygana gaadhtay
tima guudkeeda
hawadu galbinayso
quruxda la gudoonshayy
garaara ku yaala
intaan la ggaduudtay
miyaan garawsha waayay
gudoonsha naftayda
fardawsa u geeya
mawjada kalgacaylka
go,aana ka gaadhe

Exit mobile version