VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hala dhiso qaranka - Lyrics

tubta maanta ay taagan tahay waa turxaan bixine talaabada aan qaadnaana waa toosin hawlaha eey tusa talada shacabkoo sharcigan toobiyaha saara tolay,ayda qabiilkiyo ka baxa waxaan tisqaadayne tawqiifta khayrka leh waa lagu tanaadaaye tahriibaa bulshadan lagu tirtirayee tabadii naafeeyee tilmaamahaa colaada leh tuura oo naca eey tuurta calanka saarta tiirsha qarankeena qof waliba wixii uu taraa loo tirinayaaye tawstiyo xanuunkaan marniyo tacabir iyo ciilkii marba meel bay taagan tahay maanta waa tab kalee u tusmeeya qarankoon dhisniyo taani inaan maalno dhalintana tusaale ay dhaxlaan waa in looga tago hooyada tawaawacu ku dhacay waa in loo taliyoo qarankii tisqaadyee talaabsayee raboow nala tiiriyeey tamar iyo xoog iyo tayiyo tiir adag u yeeleey tuurta calanka saartoo mar qudha tiirsha calankena qof waliba wixii uu taraa loo tirinayaaye
Queue is empty
-- / --