hadal loo riyaaqiyo
hawraarta maansada
halkaran qadarinoo
heerseeya gabayada
halkuu eebe dhigayeey
hargeyzaaaay
2x
gayga hobaladiisiyo
heesaaga caan baxay
rugtii lagu hebeeyee
fanku heer ku gaadhaay
2x
hoygii murtida iyo
hooyadii abwaankay
marka hore bariidiyo
hambalyiyo zalaanban
hadyad kaaga dhigayo
waad hoodo badan tahee
hargeysaay ma nabadbaa
2x
nina haybadaadiyo
hibo eebe kuu qoray
habeen kaama qaadee
horaybay abwaaniyo
hobolo kuu amaaneen
hargeysaay
2x
taariikhda hodankaa
ka habaabi maayee
rugtii ugu horaysee
xornimada u heeztaay
2x
hoygii murtida iyo
hooyadii abwaankay
marka hore bariidiyo
hambalyiyo zalaanban
hadyad kaaga dhigayo
waad hoodo badan tahee
hargeysaay ma nabadbaa
2x

Exit mobile version