Idilay idilay ayaan idilay idileey ugbaad

Idileey ayaan aqligaygiiyeey
Ambo qaad wadada ilinkii saxdiyo
Abidkaa adigu ilwaad samoow
Oo agabsamiyo aayatiin lahaw
Unugyada jidhkiyo
Adimada dhamaan
Saamaystayayee ayaan eegayaa
Adhaxdiyo indhaha
Edeb lagu ladhiyo
Arjigiyo habkaan
Anigoon dan dhibin
Anigoo dhex idhi
Idil ayaan aqligaygiiyeey
Amba qaad wadada ilinkii saxdiyo
Abdikaa adikgu ii ilwaad samoow
Oo agabsamiyo aayatiin la’awo

Uurkii hooyadaa
Iyo labada ilan
Abidkood ubax aaan
Kaala aynigee
Midba mee I dhigin
Ogobeey adiga aragtida san baan kugu aaminaa
Ilwaad samoow samoow
Aamin khayr qabaan alle kuu baryee
Idileey idileey ayaan idileey idileey ugbaad

Lyrics by : Abdirahman Isak

Exit mobile version