VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ismoog - Lyrics

ushiyo markaan amarkaba dhmaan heey kugu idhee keli ayniga kaa ishaartay bal maxaa ibtilo la abaabushoo irdho kuugu wacan anoon kugu gafin ololkiyo kenay afxumada 2x hadii aan is moog kaa aarsan laha aayahad dambiyo rajaan eegayaa eed waxaad fashayna ubadkaan dhalnaan ku ilawayaaa , caqli iyo dulqaaad ilaah li dhalshaan kugu arxamaa 2x ujeediyosiduu uurkaygu rabo allah waa ogyee aadmigu marnaba ma abaari karo qofka aragtidii hadii loo aqriyo waa ayaan darree aqoon gaabni iyo kaskaago irmaanayaa ayatahee ku ambatee 2x hadii aan ismoog kaa aarsan lahaa aayahaa dambiyo rahaan eegayaa eed waxaad ka fashayna ubadkaan dhalnaan ku ila raganimo ilaah ani li dhalshaan kugu arxamaa caqli ilaah li dhalshaan kugu arxmaa 2x
Queue is empty
-- / --