VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Ismoog mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Awaale Aden
Ismoog

ushiyo markaan amarkaba dhmaan heey kugu idhee keli ayniga kaa ishaartay
bal maxaa ibtilo la abaabushoo irdho kuugu wacan anoon kugu gafin ololkiyo kenay afxumada 2x
hadii aan is moog kaa aarsan laha aayahad dambiyo rajaan eegayaa eed waxaad fashayna ubadkaan dhalnaan ku ilawayaaa , caqli iyo dulqaaad ilaah li dhalshaan kugu arxamaa 2x
ujeediyosiduu uurkaygu rabo allah waa ogyee aadmigu marnaba ma abaari karo qofka aragtidii hadii loo aqriyo waa ayaan darree aqoon gaabni iyo kaskaago irmaanayaa ayatahee ku ambatee 2x
hadii aan ismoog kaa aarsan lahaa aayahaa dambiyo rahaan eegayaa eed waxaad ka fashayna ubadkaan dhalnaan ku ila raganimo ilaah ani li dhalshaan kugu arxamaa caqli ilaah li dhalshaan kugu arxmaa 2x

codkii Awaale Aden