Kalgacaylkan i kadeedaye i kiilay
Kaftan maahee adaa keenee kaalay baano

Mar la kacay mar la kufay la kilaalay
Eheey heeliyaalo heeliyaalow hobow heeliyaalo

Kayn caleenle ubax kuula kor ka muuqda
Kubab buuxa indha kaaho la kulaalo
Kashka laabta kol i saaroo i koolkooli

Exit mobile version