xasuusuhu waa waa
waa waa maqnaan
ilowguna waa muxtaad
qalbiguna waa makaan
qudhaaduna ii macaan
lamaanuhu waa magoo
dabkuna waa mukaab
gayaankuna meel yaal
waxaan se rabaa matan
xubigan ku milan
maskaxdiyo naftaa
adigaa ku marey
maaankiyo qalbigaa
dumarkana ugu mudan
maantiyo baribaaa
xubigan ku milan
maskaxdiyo naftaa
adigaa ku maray
maankiyo qalbigaa
dumarkana ugu muda
maantiyo baribaa
lamaanuhu waa magoo
dadkun waa mukaaf
gayaankuna waa meel yal
waxanse rabaa matan

xubigan ku milan
maskaxdiyo naftaa
adigaa ku maray
maankiyo qalbigaa
dumarkana ugu muda
maantiyo baribaa
lamaanuhu waa magoo
dadkun waa mukaaf
gayaankuna waa meel yal
waxanse rabaa matan
haasaawuhu waaaa
waa macaan
jaceylkuna waa mukhtaae
kalsoonidu waa muhiim
xidhiidhkuna waa macruuf
haasaawuhu waaaa
waa macaan
jaceylkuna waa mukhtaae
kalsoonidu waa muhiim
xidhiidhkuna waa macruuf
xubigan ku milan
maskaxdiyo naftaa
adigaa ku maray
maankiyo qalbigaa
dumarkana ugu muda
maantiyo baribaa
lamaanuhu waa magoo
dadkun waa mukaaf
gayaankuna waa meel yal
waxanse rabaa matan

Exit mobile version