jacayl nimuu kugu toloo ku taagsadaybaan ehee
taageero ma kaa helaa
adoon iba tooyan wali waadigan isku kay tigee
ayaan horta ii taqaan
tilmaan qurux tima haldhaa tiriig u eg taan calmaday
hablaha tidcan guudka sare intay tiro leegyihiin
adaan kugu taamayaa miyaan kaa tagi karaa
warkaagani tuuryada a tibaaxda ma gaadhayoo
toocsaan kaamoodayee
naftayda waxay la tahay kolaan talo ula noqdee
bil iyo todobaad i dhawr
nin wayni siduu ku tago sarbeeba lagu tusaa
hadalka waad igu tidhee tudhaal gacal maad isiin
hadaad la timaado samir tirada aan kuu qabtiyo
taariikhdu ma sii dhinee maxaad hadalka ugu tuman

Exit mobile version