oday iyo guurtidee
dhalin iyo aarankeeda
umadda somaliland
allaylehe waan u qiray
……………………………..
togdheer iyo gobolka awdal
gabiley arabsiyo hargaysa
ilayskii nabada ka daran
odawayniyo gobalka saaxil
ilayskii nabada ka daaran
umada somalilan arligeeda jecela
isu uur fayooba sida ul iyo dirkeed
amaanta qurxoooon
afka baarkii maahee
bulsho aan aqaaniyo
ehalkaygii weeyaan
…………………………..
ilaha burqadee dareera
ugbaadkiyo buurta daalo
aasaaarta dagalka xiis taalla s
sanaag nin arkaan ulaabin
oogadaa burco iyo berbera
salaxlay iyo aagga saylac
intabu waa bala amiiin
ama se boorama iyo laalays
intuba waa balad amiin

Exit mobile version