VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xabiibi kaalay - Lyrics

Ii kaalay I kolkooli Ii kaalay I kolkooli Kaabay garabkaygaay Kun jeer noloshaydaay Karaamo I saaraay I Kaamila xiiseey 2x Anoo kaligay ah Kacaa kufay jooga Ii kiishay nacabkaygu Korkayga qaboojaa 2x Kaalinbaad Ii gashee Xabiibi kaalay Kuwii noloshaydee Xabiibi kaalay Kaalinbaad Ii gashee Xabiibi kaalay Kuwii noloshaydee Xabiibi kaalay Kugu koobayee kaalay Kugu raysteyee kaalay Kugu koobayee kaalay Kugu raysteyee kaalay 2x Kalmadaha macaan Waan kuu sii xulaa Oo midhaha caashaq Waan kuu sii guraa 2x Ii sheeg kuwii necbaa kulanka labadeena Ee ku hawlanaa kala gaynteena Ii sheeg kuwii necbaa kulanka labadeena Ee ku hawlanaa kala gaynteena Ma kacaa kufeen maanta Ciil ma kawsadeen maanta Farxadaan Kifaaxayno Ma ka ooyayaan maanta Kalmadaha macaan Waan kuu sii xulaa Oo midhaha caashaq Waan kuu sii guraa 2x Kaabay garabkaygaay Kun jeer noloshaydaay Karaamo I saaraay Koolkooliya xiiseey 2x
Queue is empty
-- / --