VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Xayaat mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Awaale Aden
Xayaat

cirko xaabxaab
daruur xidhxidhan
dhirtoo xararkiyo
xayaabo lehee
xabiib iyo dookh
midaan xasladee
xad dhaaf iyo door
xaqiiq u jeclahee
xushee garashad
xulkii dumarkaay
gobkoo xididada
xareed ku mmutaay
doogoo xarfashada
xagaayo lushaay
xasuus xurma loon
niyada ku xardhaay
xabuub canbalaay
xabada canabkaay
rumaan xidh noqdiyo
midhaha xabxabkaay
cirkiyo xidigaha
galool xasladaay
xaqiiq aabaa
xikmada ku baree
xurmooy hooyaa
xilkaaga tirtoo
xaqdhawr iyo samo
xil iyo sharafbaad
xayaad huwantahoo
ku xaragootaa

gamaan xuladoo
xakamo aragoo
xawaare dagaal
xaaraan galino
xariir hucubo lee
shalmada xidhanoo
xanaan loo qabaa
xarago ka mudhoo
xadkii quruxdaad
xagaa ka jirtaa
xidhmo hobhobiyoo
xasiid curdinaay
xishood iy dhaqan
midii uu xidhaay
darmaan xooshoo
hidaha xidhataay
dhabeel xilkasaay
xulkii dumarkaay
rumaan xidh noqdiyo
midhaha xabxabkaay
cirkiyo xidigaha
galool xasladaay

codkii Awaale Aden