xalaaday xareedo
iidiba yoolabay
horta wada xariirey
iidiba yoolabay
ka xumay hablahaay
iidiba yoolabay

xabiib ku xardhan laabtayda
xayaati ku nool xiskeyga
ishwiiri
xaashe igama daynin
inamamti
inaad xanuun martaa

adoo i xasliyey
oo i xanaaneya
ii xaqdhowro
ka jirin xurguf dhexdeena
anaa xumaado
been u xadreeye
kuma xaqdhowrin

xabiib ku xardhan laabtayda
xayaati ku nool xiskeyga
ishwiiri
xaashe igama daynin
inamamti
inaad xanuun martaa

waxan dareemaya xumadii
xaalkaad ku jirtaan maraya
xiligii tagey muu soo noqon
ina ku xishaa mudneyd
ku xajistaad mudneyd
waa xanuune

idiba yoolabay
hadiiban xareedo
idiba yoolabay
kaa xulan haweenka
idiba yoolabay
korka wada xariir
idiba yoolabay

xabiib ku xardhan laabtayda
xayaati ku nool xiskeyga
ishwiiri
xaashe igama daynin
inamamti
inaad xanuun martaa

Exit mobile version