Dhaqan kaaga an maa
Ku dheela dhib iyo dheef
Waad iila dhiiraneedee
X2

Marka minin caday
Oo midba dhar dhaar
Fuulee dhulka lee iga
Leexi kala dhumay-
Naayee x2

Dhimbishii jacaylkaa
Wadnahay dhex taalaa
Dhug yeelo adlee aan
Kugu dhaartaayee x2

Dheeshii hore iyo dhex
Taalkii waa dhaaftay
Mogaan damac ma
Ii haaysid x2

Ma idhaaftay mogaan
Ma iga dheeratayee
Dhuuboy dhinacaaga
An wadhiilaayee x2

Dhimbishii jacaylkaa
Dhogortay ku dheelayse
Dhug yeelo adlee aan
Kugu dhaartaayee x2

Dhaxan waaye dharna
Maheestee dhib waaye
Dharaan dhaqan ma
Suurtow daayaa x2

Dhowrsanay dhinacay
Miis ka dheeraatee
Dhaawacaan ahayee
Dhibaato ii dheere x2

Dhimbishii jacaylkaa
Wadnahay dhex taalaa
Dhug yeelo adaan kugu
Dhaartaayee x2

Exit mobile version