jaceel jaceelku malag yahay ama uu mid sugan yahay midaan cidi arkeen yahay murug yahay ma moog tahay x2

maalin baa cilmiba hodan nafta loogu meershoo cantar loo maqiiqaye ceebla lagu mus maaraye markaas layliyo qays muxibada udilay baa mataanaha ikala jaray x2

maryanay adna meel xun ha iidhigin ha ila maagin murugada yaan mutaysan iilkoo midigtaada ila qabo x2

jacayl jaceelku midi yahay miishaar ka adag yahay mishiinada calooshiyo moga gala ma moog tahay x2

maryanay waxan ahay nin jacayl maxbuusay musmaaradiisiii lagu muday mowjadi dhar baaxday heerkaan maraayo marada iyo hurdadaba masas la iiga yeelee x2

maryanay adna meel xun ha iidhigin ha ila maagin murugada yaan mutaysan iilkoo midigtaada ila qabo x2

Exit mobile version