Gacal kaygiyow
Gantaalihii jecel
Kaaga aa igaartee
Adna ii garaawee
X2

Goor dhaaxa aan
Ku goobay kuu
Gabanaay kuu
Gaadayee waa
Ku gaari waayee
X2

Ma gaar martoy
Gacal keed guul
Waa gaarnayee
Gaarnayee x2

Soo gaardi gobta
Imaaw gablay iila
Dheel iila dheelay
X2

Garaad badnaa
Qof gaara guula
Ma uumin gooni
Waaye waa kuula
Guuuraa x2

Gooryaale aaan
Garguurtay waa
Isgafayne waan
Gartee muga waa
Garaystee x2

Soo gaardi gobta
Imaaw gablay iila
Dheel iila dheelay
X2

Ma gaar martoy
Gacal keed guul
Waa gaarnayee
Gaarnayee x2

Gaynuun miyaa
Gumaar u fuulay
Inaa lagowracee
Gudin loo afeestee
X2

Geesigayga aan
Gushaan kugaaray
An guule wayne waa
Iisoo gar gaaree x2

Ma gaar martoy
Gacal keed guul
Waa gaarnayee
Gaarnayee x2

Soo gaardi gobta
Imaaw gablay iila
Dheel iila dheelay
X2

Dareen adaan gu'
Iyo deer garabkaaga
Aan socdaaye kaa
Gaabsan maayee
X2

Ha guhaadine maniin
Gafay iganaaxo geel
Isaar wa gowracaaye
X2

Soo gaardi gobta
Imaaw gablay iila
Dheel iila dheelay
X2

Ma gaar martoy
Gacal keed guul
Waa gaarnayee
Gaarnayee x2

Exit mobile version