Waa I gubaayee gacalkaa
Gambasho maa ila gudoon
Ii gurmo iiga gamuuntaan waa
Gablankey garab isii iiga
Gargaare

Gaari maayee garaadkada
Gaabsi iyo guur maku geeyee

Gaalba guur wagalowhaayaa
Gaar maxaa iiga geeheysaa

Waa ka gariiree gabaygaagee
Guul maku gaarsiin kariye
Giirasho maahinee goaankega
Garee galabtaan gadaal uraac

Gaalba guur wagalowhaayaa
Gaar maxaa iiga geeheysaa

Gaari maayee garaadkada
Gaabsi iyo guur maku geeyee

Igunto waa kaa gambi waayee
gogol adaan kuu dhigtee
waa gagsan gaasi goortaan galad ii geese
Garoobnimaan maa gef mudaa

Gaari maayee garaadkada
Gaabsi iyo guur maku geeyee

Gaalba guur wagalowhaayaa
Gaar maxaa iiga geeheysaa

Galgalashaal gaajo ma goysee
gabaldhac maa geed la koraa
gacan kaleetaan ku jiraa
kuuma garaabi karee iiga gudoon

Lyrics by Jalbeysne Amadeeyo

Exit mobile version