Hab I dhahee ila haad
Intii hogaantee hogol
Da doo ku haraad baxaad
Aheydee

Horta maba waali
Ihaayey makaa herin
Waa ku heystaa

Hiloobaa kuu qabaa
Hasoo herin iila heesee
Hamuuntaan iiga gooyee
Hasoo herin iila heesee

Mana horjoogsan karaan
Hud Hud iyo hariifee
Manaa is heyysano halkoo
Ahaano

Horta amba waali
I haayey Maka herin
Waa ku heystaa intii
Hiilkey jiraayee
Makaa herin waa ku heystaa

Hiloobaa kuu qabaa
Hasoo herin iila heese
Hamuuntaan iiga gooyee
Hasoo herin iila heesee

Lyrics by Jalbeysne Amadeeyo

Exit mobile version