Ramaskii go’ayninee
Rabigeen na siiyee
Raad raadiheenee
Raasamaal ka roonee
Hanna iga soo raaginee

Rayigeena raacee
Lagu rafaadimaaye
Raaxaa ka danbeesee
Rabbi miihis yiraahdee

Raadkaaa ma dhaafee
Iyo raadiskaaaga
Raxmadeeda waaye
Rajadeeda aan gaaree

Riixaanta janaadaadoo
Reentaada taalee
laga rooro maahinee
Waa loo riyaaqaa

Ramaskii go’ayninee
Rabigeen na siiyee
Raad raadiheenee
Raasamaal ka roonee
Hanna iga soo raaginee

Rayigeena raacee
Lagu rafaadimaaye
Raaxaa ka danbeesee
Rabbi miihis yiraahdee

Raadkaaa ma dhaafee
Iyo raadiskaaaga
Raxmadeeda waaye
Rajadeeda aan gaaree
Adna raaliga miyaa

Riixaanta janaadaadoo
Reentaada taalee
laga rooro maahinee
Waa loo riyaaqaa

Exit mobile version