Jimciyaal badanaa
jariskaa jaf usoo marayee
jadiim waan ka go’oyee
Mana jiifaheeneee

Waa jareehaa, hadaa
Jawaabtaada waaye
?

Jaranoo jabaa jabaa
Jamaal badanoo
Jinkiisa ka roon
Waa ku jeclaadayee
jilbahaaga isaar

Jabaa jabaa
Sidiiid ii jeclaataa
Anna kuu jeclaadeee

Aways:
Jilin soo dhacdayoo
Caradaan kala jeexin ahaana
Jacaylkaa wadanahay ujibaaxaye

?
Jihaad loo maraaa
Inaan kuu jilbooday
Ma ii jeedidoo

Jeelay jabaa jabaa
Sidii jowhar luul
joogdheer adigaa
Waan kujeclaadayee
jilabahaaga isaar

Jabaa jabaa
Sidii ii jeclaatee
Anna kuu jeclaadee

Jiddheer kabaa
Duufaan iyo qaamo ujeedee
Jini iyo insiyaa
…………..

Exit mobile version