ma ogtahay daraaadeed
iyo inaan ku daalo
aan bad wayn dabaasho
ka baafiyey daruuraha
intaan daydayaayaan
ku dib jiray habeenada
ooduhuba daayee
daymadaa jaleecada
sida geel ta loo horay
sow kumaan dunuuneen
hadaan doob jaceyliyo
kalgacayl ku daarin
miyaan dunida joogee

ma ogtahay dabiibiyo
dawadeyda inay tahay
oo aanan daynayn
oo laygu daw galay
intaa daydayaayaan
udibjiray habeenadan
mawluhu ha daayee
daymadaa jaleecada
sida geelta loo horay
sow kumaan ganooneen
hadaan doon jaceyliyo
kalgacayl ku daarin
miyaan dunida jooga
daymadaa jaleecada
sida geelta loo horay
sow kumaan ganooneen

Exit mobile version