VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gabal daye - Lyrics

sownigiii gu yaal badan kuu gubay aduunyee dartaa aan ulaalnaa quradiyo nacaybshan gacanta oy saydhiyoo maxay baday gariiryada gabaldaye miyaad tahay hadba gees ujeedsadaa waa maxay galgalashadu ma diraa gurucantee gaban maaye caawee ha gabin waan ku garabsadaaye ha goosan waan soo gandoodee ha guurin gar alle dadweynoow arin loo garaabiyo may tahay mid gocosha le maxaa ani igadab ali sowdigan garayskiyo laaciga gambada waayee gabal daye miyaad tahay hadba ges ujeedsaaa waa maxay galgalashadu waadigaa gurcantee gabal daye miyaad tahay hadba ges ujeedsaaa waa maxay galgalashadu waadigaa gurcantee gaban caawee ha gabin waanku garab socdaaye ha goosan waan soo gandoodee ha guuin
Queue is empty
-- / --