VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Gabal daye mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Axmad Yare
Gabal daye

sownigiii gu yaal badan
kuu gubay aduunyee
dartaa aan ulaalnaa
quradiyo nacaybshan
gacanta oy saydhiyoo
maxay baday gariiryada
gabaldaye miyaad tahay
hadba gees ujeedsadaa
waa maxay galgalashadu
ma diraa gurucantee
gaban maaye caawee
ha gabin
waan ku garabsadaaye
ha goosan
waan soo gandoodee
ha guurin

gar alle dadweynoow
arin loo garaabiyo
may tahay mid gocosha le
maxaa ani igadab ali
sowdigan garayskiyo
laaciga gambada waayee
gabal daye miyaad tahay
hadba ges ujeedsaaa
waa maxay galgalashadu
waadigaa gurcantee
gabal daye miyaad tahay
hadba ges ujeedsaaa
waa maxay galgalashadu
waadigaa gurcantee
gaban caawee ha gabin
waanku garab socdaaye ha goosan
waan soo gandoodee ha guuin

codkii Axmad Yare