markaan da daa jiray 15
markaan damac guur lasoo kacay
dookhayga markaan
usahan tagay
naftayda midaan udoorbido
da deed anigoon garanayn
hablaha ka dayday
midaan idhi
dabeecadaheedan gaariyo
dalanduulaha tilmaame
rabow dambarsame ku hooro
dunidana naashe ku hooya
midabka biyo dahab sidoodi
ishaan daymada ka dugan
jeegaana waa udul iyo nabaday
midabka biyo dahab sidoodi
ishaan daymada ka dugan
jeegaala waa dawiyo iyo nabaday
caashaqan mudo badan idaashady
riyada taan doonisteedi
hurdada deris kula ahaan jiray
dabayshiyo dhaxata dayro
midii dugsiga iiga noqon lahayd
waaw armay dar alle
adiga tahay waaw
doodiyo kulankeenii barashada
deexdiyo hadalkaayagii macaanaa
dawooy samirkiyo dulqaadkii
imaankiyo daacadaadi
dubaakhayga jeclayste
naftayda midii ka dagi lahayd
armay dar alle adiga tahaye
waaw waaw armay dar alleh
adiga tahayooo waaw waaw
armay dar alle adiga tahayoo

Exit mobile version