nayruusku waa ciil
waligeed aduunyadu
waa nuurkalgaacalkuye
naruurooy
waa nuur kal gacal kuye
nasteexoo
naftu ma u xidigaa
nacab ma iska celisaa
waxaad naawilaysiyo
naqu makuu cuntamay
allahayow nasiibkay
nasiibkaan nasiibtay
maku naaxi doonaa
caashaquun awgaa
maku neefsan doonaa

waligey kumaan nicin
naagana kuma ag dhigin
ka nixina ismaan odhan
naruurooy
ka nixina ismaan i=odhan
nasteexooy
nidar waxaan ku galin jiray
noloshaada awgeed
qalbigeedu noogiyo
naafada ka daaye
inaguna nasiibkeen
nasiibkaan nasiibtay
maku naaxi doona
caashaquna awgaaa
maku neefsan doonaa

Exit mobile version