adoo nugaaliyo
ku nool beelo nabadeed
ood naftaydii
wadnaha nugul
ku beertay ayaan
nabarada jaceylka
ka nuuxsan waayo
intaa ku naawilaayo
ka nasan waayee
armaad nasiibkayga
iga neefiseee
armaad nasiibkayga
iga neefisee

adoo ijeceloo
nugood iga naxayn
waan soo noqonayaa
caashaqo dayoobaa
naxliga iga arliga
wadnaha ka goooyoo
meel xun ha itaagin
nabsi halisaa jiree
armaad nasiibkayga
iga neefisee
armaad nasiibkayga
iga neefisee

Exit mobile version