VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhunkada - Lyrics

dhuudiyeey dhayladiyo dheehaaga wacan maanan dhuubteeyn haddaan isku dhaayeel ahaan dhalinyarada wiilkaan u dhaxaayyayooo isma dhaafnoo adaan afka kuu dhiibayaa dhuuxa iyo laftaydaad ku dheertahoo wadnahaugaad dhextaallaaa dhiggaygiyeeey wada dhalashadaan kugu dhaariyee guri weeyn ii dhisooo dhanna ha iiga tegin allooow yaa dhammayseey ku dhooldhooliyoo dhiito subag lo aad kugu dhaashoooo dhalinyarada kale kaa dhawaysta oo dhayda geel iyo caana kula dhama oo yaa kulaba dhunkada yaa ku dhowrtoo haddana yaa kulaba dhunkada yarta dhuubaneey dhagaxbuurtii wacneeyd yaa ku dheelmada oo yaa ku dhaca jannada dhaayalmaaha wardheer dhulka lama sinnee ma wax loo dhigaa jira dhamkii dannoood dhulkii qoraxeey yaa ku dhex geeya oo dheeha geel ku lisoo dhirta kula harsada haddaan daroolle iyo fiiq dhex tegi lahaaa hala laba dhashaan dhiil ucugan lahaaa alloow yaa dhameel yahay kula dhaqma oo dhalinyarada kale kaa dhawaysta ooo aaabihiii ku dhalay dhowr halaad siiya ooo dhoonba dhalacaddiyo dhiito kula taga ooo dhibta yaa kaa dugsada yaa ku dhooldhooliyooo dhibta yaa kaa dugsada dhumuc yareey afdheer iyo dhuuxii godeey dhar cad yaa kuu xirooo dhaanto yaa kuugu tuma dhanballada shinniiliyo iyo dheeggii jigjiga kaama dhoofayeee waa dhex joogayaaa dheemantiyo luuul ilaahay dhexdhigay iyo dharagga liibaan masoo dhugannaaa dhayal maaha cilmiga sida loo dhigtaan kuu dhagaysanooo kuugu dhaga nuglaan
Queue is empty
-- / --