VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Dhunkada mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Axmed budul
Dhunkada

dhuudiyeey dhayladiyo
dheehaaga wacan
maanan dhuubteeyn
haddaan isku dhaayeel ahaan

dhalinyarada wiilkaan
u dhaxaayyayooo
isma dhaafnoo adaan
afka kuu dhiibayaa

dhuuxa iyo laftaydaad
ku dheertahoo
wadnahaugaad dhextaallaaa
dhiggaygiyeeey

wada dhalashadaan kugu dhaariyee
guri weeyn ii dhisooo
dhanna ha iiga tegin

allooow yaa dhammayseey
ku dhooldhooliyoo
dhiito subag lo aad
kugu dhaashoooo
dhalinyarada kale kaa dhawaysta oo
dhayda geel iyo caana kula dhama oo
yaa kulaba dhunkada
yaa ku dhowrtoo
haddana yaa kulaba dhunkada

yarta dhuubaneey
dhagaxbuurtii wacneeyd
yaa ku dheelmada oo
yaa ku dhaca jannada

dhaayalmaaha wardheer
dhulka lama sinnee
ma wax loo dhigaa jira
dhamkii dannoood

dhulkii qoraxeey
yaa ku dhex geeya oo
dheeha geel ku lisoo
dhirta kula harsada

haddaan daroolle iyo
fiiq dhex tegi lahaaa
hala laba dhashaan
dhiil ucugan lahaaa

alloow yaa dhameel yahay kula dhaqma oo
dhalinyarada kale kaa dhawaysta ooo
aaabihiii ku dhalay dhowr halaad siiya ooo
dhoonba dhalacaddiyo dhiito kula taga ooo
dhibta yaa kaa dugsada
yaa ku dhooldhooliyooo
dhibta yaa kaa dugsada

dhumuc yareey afdheer
iyo dhuuxii godeey
dhar cad yaa kuu xirooo
dhaanto yaa kuugu tuma

dhanballada shinniiliyo
iyo dheeggii jigjiga
kaama dhoofayeee
waa dhex joogayaaa

dheemantiyo luuul
ilaahay dhexdhigay
iyo dharagga liibaan
masoo dhugannaaa

dhayal maaha
cilmiga sida loo dhigtaan
kuu dhagaysanooo
kuugu dhaga nuglaan

codkii Axmed budul