dadku kala wanaagsane dawo caafimaadoo
soomaali deeqoo loo wada duceeyoo
danjiraha liyuugoow

dugsi dhaxanta celiyiyo waxa loogu diirsaday
dabla shiday sidiisii waxa loogu doogsaday
sida roob guyoo da ay

iidaa allahayoow liyuu boolis ii daa
dayax nuura weeyoo waa difaacii qarankoo
waa daryeelkii noloshee wadugsigii noloshee

waxay dunida oo idil wada daawataayoo
diwaanadu qoraayaan al qushaash dagaalkii
halkay daadsanaayeen darsigaad ku siiseen

duufaan ku qaadiyo dabar gooyadeedii
waa liyuuga loo diray markii
dabinka loo dhigay al shabaab dib loo waa

Exit mobile version