bili weey gabartuye
goob aad uwacaniyo
kiiniyeey ku dhalatee
eesaha wajeeriyo
gabiyada maan dheerey
gurigaad ku dhalatiyo
goobtaad ku nooshahay
gaarisaad ku dayeedaa
ku abaal leeyahay
diyar xulashadeediyo
gaaridii haweenkay
goobtii kal baalda
gayaan lama sinee garo
gabdhahaad wax dheertahoo
guriaad ku dhalatiiyo
goobtaad kunooshahay
gaarisa agteedaa
ku abaal leeyahay

Exit mobile version