dhabarka iyo laabtiyo
dhinacaa wadnaha iyo
damac kulul ku beertoo
dhaawacban qabaaye
rooney la aantaa
dhulkaa ila wareego
cirka ii dhawaaqoo
kaa dhowrsan maayee
wada dhalashadeeniyo
dhiigeena eegoo
dhooley iga dhaqaale
dhankastoon eegaba
dhaayah urooney
waxan kuugu dhegayaa
wada dhalashadeenee
rooney la aantaa
dhulkaa ila wareegoo
cirkaa iidhawaaqoo
kaa dhowrsan maayee

Exit mobile version