Bartii socodkii laafyaha
Bartii socodkii laafyaha
Sinta kama dhaqaaqdee
Bartii socodkii laafyaha
Bartii socodkii laafyaha
Sinta kama dhaqaaqdee

Umastuuri carafeey
Umastuuri carafeey
Cataatiina u siidhaa
Umastuuri carafeey
Umastuuri carafeey
Cataatiina u saydhaa
Sadalaa wasalalaa
Sadalaa wasalalaa
Sadalaa wasalalaa

Wajigeeda siman iyo
Indhaheeda sixirkaa
Wajigeeda siman iyo
Indhaheeda sixirkaa
Markaan sidaa u eegaba
Sahwibaa i qaadee
Markaan sidaa u eegaba
Sahwibaa i qaadee
Sadalaa wasalalaa
Sadalaa wasalalaa
Sadalaa wasalalaa

Exit mobile version