kulankeenu fiidkii ilaa kaaha waa bar
kalsoonida aan kuu qabo lama koobi karayee
kaafiyow naftaydoow koorihii jacaylkow
kub iyo kor kii xaada kiciyoow

waan kaadaalinayaa kaawawahaa kaltanka a
inta kor kuu eegayaa kanalkii igu fatahay

inkastoon kalki hore kalifiyo kaded iyo
koras aan u maray kacaankii jacaylkee
kuwi kala hadlaayee kun haday ka kohodan
kal iyo laab koob igama qaadaan

Exit mobile version