gu dahabiyo wabi gimgimaniyo
waliba gaaskiyo dabiiciga
maxay gayiyoow adiga
nimcadu guudkaaga taalaa
gudgude hooraan arkaayoo
galaysoo baxdaan arkaayoo
hadaana gayiyoow abaar baa
adiga guudkaaga taal
dad gaajadu ay laysiyo
hooyadu la gumaaday iyoo
gumaysigu saaran yahay
ayaan gayiyoow arkaa

maxay taariikhda guunkii
dadkaygii gumaadoo
taniyo saydkii gadooodiyo
ila hallgankii guray
gudgude hooraan arkaayoo
galeyda baxdaan akaayoo
geeloo dhalaan arkaa
hadana gayiyoow aaarba
adiga guudkaaga taal
dad gaajadu laysay iyo
wayaanadu laysay iyo
gumaysigu saaran yaa
ayaan gayiyoow arkaayaa

Exit mobile version