ha iska noqon dhadhama raac
isticmaarku dhaansday
dhulkeenana ha gadadinana
dhasha soo koraysiyo
dhaaxalkii awoowgeen
dhuwaa ha uga tagina
nimaan dhiig usoo shubin
ama dhidid uso qubin
ama dhamac usoo marin
gobonimo ma dheefsado
Lyrics by Masuul.com

waa dheeman calankuye
ilaa oo dhidibtaan
dhiimashada ha diidina
hadii aan la dhiidhiyin
dhaba qudha la wada marin
dhayalsade ma gaadhin
nimaan dhiig usoo shubin
ama dhidid usoo qubin
ama dhamac usoo marin
gobnimo ma dheefsadao

Exit mobile version