VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Laaska caashaqa mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Ayaan hodo
Laaska caashaqa

dadkoo waday lignaaday
lurtii caashaqa ladaabtay
lix ilaa lix lamadooday

sidii la ii helay liciifay
awood li'i gees u liicay
hadaan labka kaa dhex eegtay
kaliyo laab kuu jeclaaday
lilaahi xogtii ku siiyay
inaan liitana ogaatay
laxawga ka baaji maanka

ha leexane ii fur laabta
ha liidine laaska caashaqa
ila durduuro liibaanow

labiyo toban kaa horeeyay
dhibta labanlaabna sheegtay
dhamaantood waan ku laaday
jacaylkana waaban laalay

gayaan taan u laab furnaaday
siday anba ii lug goysay
siday ladhka iila doontay
siday laxaw iigu beertay
haween iyo lahashadooda
lubiga waataan ka gooyay

hasoo lalinoo ha laacin
nimaan soo laabanayne
lamaane ka raadso uunka

codkii Ayaan hodo