VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Boqol Kaamil mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Ayaan Taleex
Boqol Kaamil

Anigoo bukaan qaba
Oon baabka cashaqa
Wali gali badiisee
Kuwa aad la joogiyo
Baliyadii sanaagiyo
Burco dacaladeedee

Anigoo bukaan qaba
Oon baabka cashaqa
Wali gali badiisee
Baladweyne joogiyo
Jigjigii baydhabood iyo
Beerihii banaadir

Barqo goor la joogoo
Bacadkiyo kulaylaha
Baxsaboow kumaan arag
Barqo goor la joogoo
Bacadkiyo kulaylaha
Baxsaboow kumaan arag

Boholyoowga aan qabo
Wadnahaa i babanayee
I baxnaanin maysaan
Boholyoowga aan qabo
Wadnahaa i babanayee
I baxnaanin maysaan

Boqol kaamil weeyaan
Basar iyo akhlaaqiyo
Dhaqan lagu barbaarshoo
Dhul barwaaqo joogi
Beerihii jamaamiyo
Balcadiyo kismaayoo

Miyaan la igu baabiin
Beerkiyo halbawlaha
Boga soo maad dagin
Miyaan la igu baabiin
Beerkiyo halbawlaha
Boga soo maad dagin

Boodhari sidiisii
Booraan intuu igu riday
Ma iga bixin karaysaa
Boodhari sidiisii
Booraan intuu igu riday
Ma iga bixin karaysaa

codkii Ayaan Taleex