Haddaan kugu walan gaaray hee
Wadnaha kugu habi jiray
Sidii waligii siradli iyo
Weedhadune ila cosleed…2X

Haddaan waji gabax ka qaaday~ee
Haddan wan tobi weysay
Wanagii bohol ka tuurtay
Warerka maxaa i badayee…2X

Warhooy weyne waa illaah hee
Walaacii waa iga dhamaday
Anigu wardi caanshaq kuma jiro
Wiil loow waji gaaga iga
Qari…..2X

(((BOGGA LABAAD)))

Haddaan wehel caanshaq dushayee
Haddaad igu fiirsan gaadhay
Waayo badan ku samrayay
Wayeelkii hadal ka diiday…..2X

Haddeey walwal la’aan ku
Haasay waalidu iga raaci gaadhay
Markuu axdi geeni wiiqay
Haddaa wajib kaagi seegtay…..2X

Wadadu heedhe waa labee
Walaacii waa iga dhamaaday
Anigu wardi caanshaq kuma jiro
Wiil loow waji gaaga iga qari….2X )))
Lyric by Dayran omar

Exit mobile version