waxaan ahay ruux bad qaba hadana buka oon ladnayn
xamilay habeenkii badi hurdada
beer qofoo intuu kal gacayl ka baxay
barasho wiil miduu boholyaw ku riday
naftaydaan biiliyo u nugul baladiyo dhibkee
ilayn beer caashaq galay intuu baahida qabee
baaqiyo cabashada baroorta ma joojiyee
adaa lahashada i baday wadnaha baxsanow hantiyay
buuraha bacadkiyo hanfiga kanbaala adaa ibaday
dabadeedna adaa ka baxay bar baartaan raaci lahaa
ha beegsan adaa i yidhi gayaankaybaan ka xulan

Exit mobile version