mareegtii shinida dawligii mudnaa
maamuuska iyo kulahaa macnaha
maangaabyadii maslihii saldanoo
muftaaxyadii helay may mahadinoo
mir uma arkine
magacood bayoo madoobaa halkuu
marqaankii la galay
khaatumooy midnimo waa muunadii
waa muraayadii midhihii janada
laba midab lihii goortuu mirdhaa
maar loo rogee inkaar macalin iyo
ma yeedhaan ishii

Exit mobile version