Jacayl baan maalayaa
Xasuustaan igu maqan
Adoo meel fog ku nool
ayaad maanka yeelatee

Mid kale miyaan doonayaa
Qalbiga aamusaee

Masuul iga ahoow
Muftaaxi naftayda ahoow

Anna maanta gacaliyoow
kaaga maarmee
Dhiigaataa ku milantahayee

Miirkaaga dhuurayaa
Hadaan muuuqaaga arag
Arlada dhan waa mugdoo
Xabiibi waan maansanahee

Mid kale miyaan doonayaaa
Adiga uun baa ii muuqanee
Masuul iga ahoow
Muftaaxi naftayda ahoow

Anna maanta gacaliyoow
kaaga maarmee
Dhiigaataa ku milantahayee

Exit mobile version