Wax kale ha moodinee
Ha modinee hagag ii
Dhageyso…1X

Waxa helay jaceel kii
Haleeyo halkaas dhigay
Hubaal adiga weyaan…2X

Anoo ku han weynoo
Adi kugu hamiyayaa ..2X

hamadi
Hamadi hamadi i gooysee….1X

Halyey baan ku mooday I hanan
Karayee…2X

Ma anaa hubsaday hubsaday baa
Haween kii haleeyo
Haruriye in aad tahay..1X

(((BOGGA LABAAD)))

Habeen taa la kulan taaba
La kulan taba markii aad u Heestee….1X

Huunoy wan ku jeceli
Iyo halkee baad ku noshahay
Huu haa u dhibtaa…2X

Ana helay warka goo
U jaray hogankee
Humagaa humagaa
Humagaaga iga qari…2X

Halyey baan ku mooday I hanan
Karayee…2X

Ma anaa hubsaday hubsaday baa
Haween kii haleeyo
Haruriye in aad tahay…1X )))

Lyric by Dayran omar

Exit mobile version