Xidigyahay la daawado
Xareed yahay da,aysee
Xays iyo udgoonkaa

Xariirtii janada iyo
Xuural caynta moodee
Xishoodkuna xishoodkuna
Xishodkuna u dheer yahay

inaan ku jecelahay
Calafkuna halis yahay
Ruqtii waan ruqtii waan
Ruqtii waan ogsoonahee

Heey heey
Xafladii arooskeenaayeey
Heey heey
Hindigii la qaaban laayee
Heey heey
Hobeey xaaskaygii noqon laayee
Heey heey
Cindigii weynu gaadhnee
Heey heey
Hobeeya ha xorooba caashaquye
Heey heey
Hobeeya ja xorooba caashaquye
Heey heey
Hobeeya ha xorooba caashaquye
Heey heey
Hobaala hobaala hoobeeyooy
Heey heey
Hobeeya xorooba caashaquyey
Heey heey

Xaqiiqsaday inaa tahay
Xilkaskii i dhaqan lahaa
Xilahiisa noqon lahaa

Xaashaa inaan rabay
Xumaan kuuma quudhee
Xurmo iyo xurmo iyo
Xurma iyi qadarin baad

Xagaygaad ka helaysaa
Xageeba weeyee
Xagaygaad ka helaysaa
Xageeba weeyee
Kol hadaan kol hadaan
Kol hadaan is xulanee

Heey heey
Xafladii arooskeenaayeey
Heey heey
Hindigii la qaaban laayee
Heey heey
Hobeey xaaskaygii noqon laayee
Heey heey
Cindigii weynu gaadhnee
Heey heey
Hobeeya ha xorooba caashaquye
Heey heey
Hobeeya ja xorooba caashaquye
Heey heey
Hobeeya ha xorooba caashaquye
Heey heey
Hobaala hobaala hoobeeyooy
Heey heey
Hobaala hobaala hoobeeyooy
Heey heey

Exit mobile version