wuxuu caashaqo ixidho
intuu xubnahayga raco
xanuunkaaguna itaabto
xayn daab waxan ugu jiro
xurmo iyo sharaf kuuhayaba
hadauunbaan helay xogtaadii
inay xiiso kaa ahayde
xiskaygu wuxuu ifaray
anoon ku xumaynahayn
xalgaabsiga uma hayee
xigtiyo ila noqo walaal
waxan wacadka xeeriyoon
intaan nafta dabar ku xidho
oo aan dadba kaa xigsado
xaashe waxan kugu farxoo
laabteyda kugu xaara oo
haduunbaan helay xogtadi
inay xiiso kaa ahyde
xiskaygu wuxuu ifaray
anoon ku xumaynaheyn
xalgaabsiga uma hayee
xigtiyo ila noqo walal

Exit mobile version