Kalsooniyo wanaagbaa
Kalgacayl abuuroo
Kor u qaada noloshee

Kaftankiyo sheekada
Kama daalayoo
Habeenkii kun jeerbaa
Koolkooliyaa koolkooliyaa
Koolkooliyaa koolkooliyaa
Kolba aan dayaa

Kaligii ragaba
Kaan ka doortayee
Naftan kaafiyoo
Naftan kaafiyoo

Kaa maarmi maayoo
Kaa maarmi maayee
Ku aaway macaanoow
Ku aaway
Ku aaway macaanoow

Kaligii ragaba
Kaan ka doortayee
Naftan kaafiyoo
Naftan kaafiyoo

Kaa maarmi maayoo
Kaa maarmi maayee
Ku aaway macaanoow
Ku aaway
Ku aaway macaanoow

Kolkaad iga fogaatuu
Kalgacayl iyo xiisuhu
Kun jeer kordhaayaa

Kama lado hurdada oo
Kolkii aan ku waayaa
Ka go,aa anfacada,ee
Kaa kaalay kaa kaalay
Ii kaalay
Isoo gaadh macaanoow
Isoo gaadh

Kaligii ragaba
Kaan ka doortayee
Naftan kaafiyoo
Naftan kaafiyoo

Kaa maarmi maayoo
Kaa maarmi maayee
Ku aaway macaanoow
Ku aaway
Ku aaway macaanoow

Kaligii ragaba
Kaan ka doortayee
Naftan kaafiyoo
Naftan kaafiyoo

Kaa maarmi maayoo
Kaa maarmi maayee
Ku aaway macaanoow
Ku aaway
Ku aaway macaanoow

Exit mobile version