Eedo layaabee araxankeedu daranaa
Islaanimada guudnimo ma ilaalineesee
Ishee kugu gubtaayo afkay kaala dirirtaa
Kuma saarto araxdoo eray waxay tiraahdaa
Alla qaadkan maxaa dhigay akteeda
Wiil haduu afarjiro
Hooyadii waaya aabe kuma ogaade
Eedo kuma daryeeshee ulbay kula dhacdaa
Adoo oon ku haayo itaalkaada daranyahay
Oo ilaah xareed badan indhuhu ay umuuqdaan
Aad in aad ku waagtay awoodaada heli karin
Markaa honguuso laylkii Hooyo ha kuu adeee
Kuu uur tabceesee ??
Wiil haduu afarjiro
Hooyadii waaya aabe kuma ogaade
Eedo kuma daryeeshee ulbay kula dhacdaa
Wiil yarow ogoomay hooyadiisa waaya
Waa ayaan daroobay waa amar ILAAHAY
Isiguu araxan ka filayaaa kafaliyaa