VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Eedo mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Baastoow
Eedo

Eedo layaabee araxankeedu daranaa
Islaanimada guudnimo  ma ilaalineesee

Ishee kugu gubtaayo  afkay kaala dirirtaa

Kuma saarto araxdoo eray waxay tiraahdaa
Alla qaadkan  maxaa dhigay akteeda

Wiil haduu afarjiro
Hooyadii waaya aabe kuma ogaade 
Eedo kuma daryeeshee ulbay kula dhacdaa

 

Adoo oon ku haayo itaalkaada daranyahay
Oo ilaah xareed badan indhuhu ay umuuqdaan

Aad in aad ku waagtay awoodaada heli karin

Markaa honguuso laylkii Hooyo ha kuu adeee 
Kuu uur tabceesee  ??

Wiil haduu afarjiro
Hooyadii waaya aabe kuma ogaade 
Eedo kuma daryeeshee ulbay kula dhacdaa

Wiil yarow ogoomay hooyadiisa waaya
Waa ayaan daroobay waa amar ILAAHAY
Isiguu araxan ka filayaaa kafaliyaa

codkii Baastoow