keene keene gardaran
gabadh yahay nafsigu
sida geedh hadhkeed
ayuu labada galin
midba gees yahay
ha gawricinee keene
haa haa keene gardaran

dadko oo toban sano
galowguna hurdaan
sida gaadhsangari
gabadhyahay dartaa
guuraynayaa keene
haa haa keene gardaran

gulad iyo abaal waan gilingilshee
hala gaadho goortan kula hadlee
waan kaa gadoome sawmaaha
sawmaaha ma garan

Exit mobile version